Wareysi: Xaaladda cakiran ee ka taagan maamul goboleedka Gal-Mudug [Dhagayso]
(October 8, 2021)
Dhuusamareeb:-Wasiirkii Amniga ee maamulka Galmudug Ahmed Macalin Fiqi ayaa sida uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxuu ka tagay shaqadii wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug, waxaana is-casilaaddi
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere)
(October 8, 2021)
Garoowe:-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere) waxaan uu Alle uga baryey in Alle naxar
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhaga-Dheere)
(October 8, 2021)
Garoowe:-Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dawladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere, Isagoo ku hadlaya Magacyada Sareeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Alifleyda iyo Dableyda ee Ciidama
Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Dhegodheere
(October 8, 2021)
Garoowe:- Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa tacsiyadeeyay Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Allah ha u na