Wararkii ugu dambeeyey masaafurinta ka socota magaalada Laascaanood.[Dhagayso]
(October 4, 2021)
LAASCAANOOD:-Qabqabashada dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Laascaanood ayaa socota maalintii saddexaad inkastoo xawliga ay ku socoto uu gaabis yahay marka loo eego labadii maalmood
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo warbixin ka dhagaystay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland xaalada dadkii laga soo raafay Laascaanood.[Video]
(October 4, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, wuxuuna Madaxweyne Ku-x
Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka. [Masawiro/Video]
(October 4, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocda beesha Caalamka. Wafdiga waxaa kamid ah wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay
Ra’iisul Wasaaraha XFS waa nasiib daro dadka laga musaafuriyey Laascaanood.[Video]
(October 3, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa nasiib darro ku tilmaamay tallaabadii dad Soomaaliyeed si qasab ah looga soo masaafuriyay degmada Laascaanood, falkaas oo uu ku til
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al Hidaaya Nairobi Sheekh Maxamuud Shible
(October 2, 2021)
Nairobi:Khudbadii Jimcaha Masjidka Al Hidaaya Ee Nairobi Qisadii Nabi Ayuub CSW iyo Cibrada ugu sugan Muslinka Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.Hoos Ka Daawo Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Hidaa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal
(October 2, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 2da October 2021, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Nugaal. Madaxweynaha D
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay khilaafka madaxada DFS (War-saxaafadeed)
(October 2, 2021)
Muqdisho - Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhex
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka
(October 2, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay Guddiga amn
Sheekh Maxamed Shaakir oo sharraxaya sababta Ahlu-sunna ugu soo laabatay Galmudug
(October 2, 2021)
Sheekh Maxamed Shaakir oo ka mid ah hoggaanka sare ee ururka Ahlu-Sunna ayaa dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ku eedeeyay xiisadda ka soo cusboonaatay deegaanka Galmudug. Waxa uu sheegay
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Warsaxaafadeed ka soo saaray xaalada Gal-Mudug
(October 1, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Gal-Mudug. Ra’iisu

« Previous PageNext Page »