Barnaamijka Kulanka SBC waxaa marti ku ah Ra’iisul wasaare hore Cumar Cabdirashiid

January 8, 2022 - Written by Editor

Boosaaso:-Barnaamijka Kulanka SBC waxaa marti ku ah Ra’iisul wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo ka jawaabaya Su’aalo ay ka mid yihiin Iscasilaada Gudoonka Gudiga Doorashada Puntland,Xaalada Boosaso , iyo Khilaafka Farmaajo iyo Rooble ?

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.