Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
(January 18, 2022)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Mqdishu ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Warshadii hore ee nacnaca oo ku taal dhinaca koonfureed ee degmada Wadaji
Mudeynta Fariisinta Goleyaasha Deegaanka Ee Degmooyinka Qardho Eyl, iyo Ufeyn .
(January 18, 2022)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay ku wargelinaysaa Guddoomiyaasha Gobolada Nugaal, Bari iyo Karkaar iyo dhammaan Xubnihii 25kii October 2021
Madaxweyne Saciid C/laahi Deni oo Daah-Furay hiigsiga Puntland 2040.
(January 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Hiigsiga Puntland 2040, oo lagu soo bandhigay Waxyaabaha ay Puntland hiigsanayso 2040, waana markii ugu