Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyey 11 kursi oo ka mid noqonaya Golaha Shacabka
(January 15, 2022)
Jowhar:-Guddiga Hirgelinta Maamulka Doorashada ee Dowladda gobolleedka Hirshabeelle ayaa caawa shaaciyey ilaa 11 kursi oo ah Xildhibaanada Golaha shacabka, kuwaas oo dhawaan doorashadooda lagu tartami
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland
(January 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada. Madaxweyn
Galmudug oo shaacisey qabashada 21 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka
(January 15, 2022)
Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa Shaaciyay qabashada 21 Kursi oo kamid ah kuraasta Golaha shacabka kasoo galaya Galmudug. Hoos ka Akhriso Liiska Galmudug Shaacisay [ngg src="galleries" ids="39
Muuse Geelle oo loo Doortay Guddiga Doorashada Heer Federaal
(January 15, 2022)
Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal waxaana gudoomiye loo doortay Muuse Geelle Yuusuf ka dib markii ay dhowaan xilkii ka xa
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL iyo Madaxweyne ku xigeenka DPL oo ka kulmay xal u helid arrinta Boosaaso
(January 15, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta Madaxtooyadda kulan kula qaatay Madaxweyne ku xigeenka DPL Axmed Cilmi Cismaan. Ujeedada Kulanka Gu