Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Tanzania
(January 21, 2022)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Jimce ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadd
Gudiga Amniga Gobolka Nugaal oo amar Adag ka soo saaray amniga caasimada Puntland ee Garowe.
(January 21, 2022)
Garoowe:-Gudiga Amniga Gobolka Nugaal Oo Ka Duulaya Habsami U Socodka Amniga Doorashada Baarlamanka Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa Sheegay In Howl Galo Lagu Xaqiijinayo Amniga Beri Laga Sameyn Doono
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Wasiir iyo Wasiir ku xigeen ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland
(January 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen ka tirsan Golaha Xukuu