Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah Aqalka Hoose
(December 31, 2021)
Baydhabo:-Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyey 11 kursi oo Aqalka Hoose ah, kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda. [
Afhayeenka XFS oo sheegay in shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka uu maalmaha soo socda uu furmi doono
(December 31, 2021)
Muqdisho:-Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macalimuu oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu shirkaasi ka furmayo
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.[Masawiro]
(December 31, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni, ayaa caawa waxaa uu hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Madaxweynaha dowladda Pun
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo caawa kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland.[Masawiro]
(December 31, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam iyago
Golaha Wasiirrada oo taageeray Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.[Video]
(December 30, 2021)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda, amniga iyo doorashooyin
Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(December 30, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka t
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaami nayo ayaa gaaray Muqdisho.[Masawiro/Video]
(December 30, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Qaran ee
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaliya Cumar C/rashiid, Madaxweynayaashii hore ee Puntland C/weli Gaas Iyo Faroole oo gaaray Boosaaso.[Masawiro]
(December 29, 2021)
Boosaaso:-Wafdi uu hogaaminayaan Gudoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland Cabdiriishiid Yusuf Jibriil, Raysal Wasaarihii Hore Soomaliya Cumar Cabdirishiid, Madaxweynayaashi hore ee Puntland Cabdiwel
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro,wasiiro dowlayaal iyo wasiiro ku xigeeno.
(December 29, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeeno ka
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho
(December 28, 2021)
Muqdisho: -Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaarada

Next Page »