Shirka wadatshiga Qaran oo ka socda Muqdisho Maalintii 2aad
(January 4, 2022)
Muqdisho:-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hogaaminayo Raisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galay maalintii labaad waxaana maanta kulanka ka qeybgalaya wakiilada Beesha Caalamka oo madaxda