Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Saraakiil ka socotay Hay’adda SILC.[Masawiro]

January 11, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Gudoomiyaha, Guddomiye ku xigeen iyo qaar ka mid ah xubna sare ee Guddiga KMG Doorashoyinka Puntland ayaa maanta xarunta dhexe ee TPEC ku qaabilay Saraakiil ka socotay Hay’adda SILC (Swedish International Liberal Centre) oo ka shaqeysa arrimaha dimuqraadiyadda iyo kobcinteeda.

Guddiga ayaa Hay’adda SILC warbixin ka siiyay shaqooyinka ay hayaan iyo halka ay marayso geeddi socodka Hanaanka Axsaabta badan ee Puntland.

Ugu damayn waxay ka wada hadleen siday hay’addu u taageeri lahayd nadaamka xisbiyadan badan ee Puntland gaar ahaan Ururada Siyaaasadda oo laf dhabar u ah barnaamijkan.

no images were found

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online