Muuse Geelle oo loo Doortay Guddiga Doorashada Heer Federaal

January 15, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal waxaana gudoomiye loo doortay Muuse Geelle Yuusuf ka dib markii ay dhowaan xilkii ka xayuubiyeen Raisul wasaare Rooble guddoomiyihii guddigaasi, Maxamed Xassan Cirro.

Waxaa ku tartamay gudoonka Guddiga Doorashada heer Federaal Cabdiraxiin Cabdicasiis Aaden iyo Muuse Geelle Yuusuf waxaana 14 cod ku guuleystay Muuse Geelle Yuusuf halka uu Cabdiraxiin Cabdicasiis helay 11 cod.

Doorashada Guddiga Doorashada Heer Federaal waxaa ay ka dhacday xerada Afisyooni

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online