Ra’iisul Wasaaraha JFS oo hambalyeeyeynGuddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare
(March 31, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay xoghayaha guud ee rugta ganacsiga dowladda Puntland.
(March 31, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 22 ee 30ka March 2022 kuna saabsan magacaabista Xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga. Madaxweyn
Puntland oo shaacisay Jadwalka Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Ufeyn,Qardho iyo Eyl
(March 31, 2022)
Ku: Dhammaan xubnaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Ufeyn, Qardho iyo Eyl. Ku: Guddoomiyaasha Gobolada Nugaal, Bari iyo Karkaar. Og: Iskuduwayaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee 3da Gobolka Og: Gudd
Ku dhawaaqista Natiijada Doorashada 2-da Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
(March 31, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyey Xildhibaanada 2 Aqal ee Golaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqay natiijada doorashada G
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Maxkamadda sare ee dowladda Puntland.
(March 31, 2022)
Garoowe: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland. Madax
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Agaasimayaal
(March 31, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 20 ee 30ka March 2022 kuna saabsan magacaabid Agaasimayaal Guud.Madaxweynaha Dowladda Puntl
Madaxweynaha Galmudug oo Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (Bukhaari)
(March 31, 2022)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug ee Galmudug waxaana uu u magacaabay Axmed Xuseen Shire (Bukhaari). Gudd
Raisulwasaaraha DFS oo la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT
(March 31, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BFS, oo uu
Madaxweynaha Puntland oo isku-shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey Golaha Wasiirrada
(March 31, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 19 ee 30ka March 2022 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel xubnaha Golaha Xukuumadda Dowladda Punt
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay kulanka waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda.
(March 30, 2022)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Abdi ayaa shir Guddoomiyay kulanka waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda.Kulankaan ayaa looga hadlayey dar-dargelinta shaqooyinka

Next Page »