Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo arrimo badan ka hadlay
(March 30, 2022)
Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa cambaareeyey weerarradii toddobaadkii hore Al-Shabaab ay ka gaysteen magaalooyinka Muqdishu iyo Beledweyne, kuwaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50
Madaxweynaha Hirshabeelle kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne
(March 28, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraro ay argagixisadu la eegte
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland
(March 27, 2022)
Garoowe: -Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland Mudane Guy Griffin.
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka DFS
(March 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta i
Nadwa Cilmiyeedkii 19aa oo gashay habeenkii 4aad Maxamuud Xaaji Yuusuf .[Video Live ]
(March 26, 2022)
Kulan cilmiyeedkii 19aad ee ayaa caawa gashay habeenkii 4aad waxaana ay nadwada ka socotaa masjidka Al Rowada ee magaalada Boosaaso Waxaana caawa Muxaadarada jeedinayey Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf
Nadwa Cilmiyeedkii 19aa oo gashay habeenkii 3aad Sh Axmed Faarax Garaase.[Video]
(March 26, 2022)
Boosaaso:-Kulan cilmiyeedkii 19aad ee magaalada bosaaso oo caawa galay habeenkii 3aad caawa waxaa muxaadarada ku qoran Sh Axmed Faarax Garaase Cinwaanka muxaadarda caawa مقومات وحدة الام
Raisulwasaaraha DFS oo kulan la qaatay Danjire Fransisco Madiera
(March 24, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu la kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera waxaana laba Masuul ay ka wada hadleen kaali
Nadwa Cilmiyeedkii 19aa oo gashay habeenkii 2aad Sheekh Dr Hassan Sheekh Cali Warsame (Dhamaad)
(March 24, 2022)
Boosaaso:-#Toos Masjidka Alrawda Kulan cilmiyeedkii 19aad ee magaalada bosaaso oo caawa galay habeenkii 2aad Caawa waxaa muxaadarada ku qoran Sheekh Dr. Xasan Sheekh Cali Warsame Cinwaanka muxaadarda
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseensi adag u cambaareeyay qaraxii Baladweyne.
(March 24, 2022)
Baladweyne:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay falalkii argagixiso ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne.Madaxweynaha ayaa u tacsiyeeyay ehe
Madaxweynaha Puntland oo Shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada.
(March 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, xaaladda Abaaraha, Maciishada iyo nab

« Previous PageNext Page »