Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Puntland
(August 22, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, halkaasi oo uu warbixin shaqo uga dhegaystay Masuuliyiinta Wasaa
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay Barnaamijka Maal-gelinta ee Dal-Bille.
(August 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta ka qeyb galay munaasbad 34 Dhallinyaro ah loogu sameeyay maal-gelin, taasi oo qeyb ka ah Barnaamijka M
Warbixin iyo wareysi ku saabsan weerarka hotel Xayaat
(August 20, 2022)
Muqdisho:-Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay weerar ay fiidnimadii Jimcaha maleeshiyada Al-Shabaab ku gashay hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 20 qof ayaa la xaqiijiyay in ay
Madaxweynaha Puntland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta gobolka Haylaan.
(August 20, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Dhahar ee caasimadda gobolka Hayland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta gobolka iyo xafiisyad
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)
(August 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Abwa
Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda WFP .
(August 18, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane Davi
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)
(August 18, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste
Madaxweynaha Dowladda Puntland shir Guddoomiye shirka golaha wasiirada Puntland
(August 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, Madaxweynaha waxaa ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowl
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray shirkada calafka xoolaha oo laga hirgaliyey Cadaado
(August 17, 2022)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Kaariye, oo ku sugan Degmada Cadaado, ayaa soo indhadheeyay shirkad dhawaan laga hirgeliyay degmada Cadaado oo soo saarta calafka xoolaha oo yare
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe.
(August 17, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe. Guddoomiyaha

« Previous PageNext Page »