Madaxweynaha JFS oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya
(August 16, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa ugu ha
Guddiga dib u-habeynta Ciidamada oo booqday xeradaciidanka ee Bixin.[Video]
(August 16, 2022)
BIXIN- Guddiga dib u-habeynta Ciidamada ayaa tagay Xerada Ciidanka Bixin oo ay ka socoto shaqada Dib u habaynta Ciidamada Daraawishta gaar ahaan qaybta 26-aad ururka 26-aad ee Goboladda Sool iyo Nuga
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo dib ugu soo celiyey Saadaq cumar Mohamed Darajadiisa Ciidannimo
(August 15, 2022)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuq
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta ka socda Wasaaradda Waxbarashada
(August 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Shirkada qaabilsan daa
Madaxweynaha JFS oo Cabdisalaam Cumar Hadliye u magacaabay Ergeyga gaarka ah EAC
(August 14, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoashada Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa u magacaabay Ergey Gaar ah oo
Gen. Cabdicasiis Siciid Maxamuud oo lagu aasay maanta Garoowe.
(August 14, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Qaran oo Garoowe loogu sameeyay AHUN Xildhibaan hore Gen. Cabdicasiis Siciid Maxamuud. Aaska Qaran wax
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Hay’adaha Dowladda
(August 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Hay’adaha Dowladda sida Wasaaradda Waxbarashada, Wasaaradda Qorsheynta, Wasaara
Madaxweynaha Galmudug oo tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug
(August 13, 2022)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug.Tababarka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday Dugsiga tababar
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo joojiyey in la iibiyo Buugaagta Manhajka Waxbarashada Dusgiyada sare ee Puntland,
(August 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo s
Madaxweynaha JFS oo baaq u diray Madaxda iyo shacabka Somaliland
(August 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin u diray hoggaanka siyaasadda iy

« Previous PageNext Page »