Madaxweynaha Jubaland oo gaaray dalka Jabuuti
(January 15, 2023)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo
Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey danjireyaasha dalalka Faransiiska, Slovakia iyo Netherlands
(January 14, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo Slo
Madaxweynaha Puntland oo gudi umagacaabay Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.
(January 14, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrima
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed
(January 12, 2023)
Baydhabo, Janaayo 11,2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS. Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ku guda jira kulamadii kala duwanaa uu la yeelanaayay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo hayโ€™ad
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay furitaanka shirka Sannadlaha ah ee Garsoorka Dalka
(January 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo furay shirka sannadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed midey
Gudoomiyaha JFS oo la kulmay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed
(January 11, 2023)
Baydhabo:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada Baydhabo iyo
Gudoomiyaha Gudiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland {TPEC}oo shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso.[Video]
(January 11, 2023)
Boosaaso:-Gudoomiyaha Gudiga KMG AH Doorashooyinka Puntland {TPEC} Cabdirisaaq Axmed Siciid oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyay halka ay marayso isdiiwaan gelinta isagoona
Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sidda iyo denbiyada culus ee 5-ta gobol ee Puntland oo la horkeenay 15 eedeysane.[Video]
(January 11, 2023)
Boosaaso:-Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sidda iyo denbiyada culus ee 5-ta gobol ee Dawlada Puntland ayaa la horkeenay 15 Qof oo lagu eedaynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Alshabaab ku
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐— ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ
(January 10, 2023)
Cairo:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa galabta kulan la qaatay Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuur
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxaa.”Puntland kama go’in Soomaaliya”[Dhagayso]
(January 10, 2023)
Boosaaso:-Wasiir Abdi Farah Juxa "Cidkasta oo Villa Somalia tagta ayaa jiboota, Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud shalay nala aragti buu ahaa meeshii baan taaganahay Puntland ma khaldana," Wasiirka a

« Previous PageNext Page »