Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo ku baaqay shir deg deg ah

June 9, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa u soo saaray war saxaafadeed ku saabsan qaabka la doonayo in loo maro doorashada hogaanka saree e Dowladda federaalka Soomaaliya oo uu waqtigeedu dhow yahay
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ugu baaqay inay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya.
Gudoomka Aqalka Sare ayaa dalbaday in shir la iskugu yimaado ka hor 25-ka bishan June, waxaana la magacaabay guddi kasoo shaqeeya qabashada shirkan, oo uu guddoomiye u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi.

Hoos ka Akhriso Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo ku baaqay shir deg deg ah

no images were found

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online