Baarlamaanka Jubbaland oo yeeshay kalafadhigoodii 2aad
June 30, 2020 - Written by EditorKismaayo:-Baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa uu kulan Xasaasi ah ka yeeshay arrimo dhowr ah isagoo kulanku uu ahaa kala fadhiga labaad ee gollaha Baarlamaanka Jubbaland.
Baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa hor yaal in ay ka doodaan Ajandayaasha horyaala kala ah:
1-Mudo kordhin soo dhisada xukuumada dowlad goboleedka Jubbaland.
2- Ilaalinta dastuurka dowlada federaalka soomaaliya.
3- Kuraasta degaan doorashadooda la badalay oo ay gollaha ka horyimaadeen.
4- Shirka amniga qaranka ee uu ku baaqay madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo bisha soo socto 5 ilaa 7 ka dhici doono Muqdisho.
Hoos ka Daawo Baarlamaanka Jubbaland oo yeeshay kalafadhigoodii 2aad