Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo awaamiir ku soo rogtay muwaadiniinta Kenyanka ah ee imaanaya Soomaaliya.
December 7, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Warsaxaafeed ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waaxaa lagu amaro in muwaadiniinta Kenyaanka ah ee u soo socdaalay dalka Soomaaliya ay Visa ka soo qaataan safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net