Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha PL oo la kulmay Guddiga Ganacsatada Gobalka Bari.[Video]
December 9, 2020 - Written by EditorBoosaaso:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo ay Wehliyaan Wasiiro ka tirsan Puntland, Maamulka Gobalka Bari, Degmada, iyo Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa shir la qaatay Guddiga Ganacsatada Gobalka Bari waxaana la isla gartay in dib loo furo xarumaha Ganacsiga Magaalada Bosaaso oo maalmahan xirnaa.
M_M_Deeq
Halgan.net