Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay dowladda Kenya.[Video]
December 15, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay si rasmi ah u sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Kenya waxaan uu ugu baaqay in siyaasiyiinta ka soo jeeda dalka Kenya ay uga baxaan Soomaliya mudo 7 cisho ah.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedaysa dowladd Kenya in ay xadgudub ku sameeyeen qaranimada dalka Soomaaliya.
A/cawaale
Halgan.net