Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Booliska Degmada Galkacyo oo sheegay in la qabtay rag Bom ku soo tuuray 2 maalin ka hor Saldhiga.[Video]

December 17, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Booliska Dagmada Galkacyo ee Gobolka Mudug Jaamac Maxamed Warsame Jaamac Dheere Oo Shir,jiraad Ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegay in ay hayaan ragii Bombada ku soo tuurey Saldhiga Dhexe Labo maalin ka hor waana lagu guulaystey Qabashadooda.

Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Booliska Dagmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Jaamac Maxamed Warsame ayaa sidoo kale Shacabka Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug u sheegay inay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska Wixii falal amni daro wadana ay la soo socodsiyaan.


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online