Taliska Booliska Gobolka Bari oo fashiliyey Qarax miin ah.[Masawiro/Video]

December 21, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliska Booliska Gobolka Bari ayaa fashiliyey Qarax la dhigay mid ka mid ah Xaafaddaha Bosaaso Ciidamada Booliska oo uu Hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Qarxiyay Qaraxaas ay soo abaabuleen Kooxaha Argagixisada.

Sidoo Kale Ciidamada Kala Duwan ee Gobalka Bari ayaa caawa magaalada Bosaaso ka soo qabtay Rasaas iyo Walxha lagu Sameeyo Qaraxyada oo lagu diyaarinayay gudaha magalada Bosaaso si loogu Dhibaateeyo shacabka Boosaaso.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in waqti walba ay ku bixin doonaan siddii Looga dabar goyn Lahaa kooxaha nabadiidka ee Gobalka Bari.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online