Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo laga waraystay Xaalada Gobolka Mudug.[Video]
December 27, 2020 - Written by EditorGaalkacyo:-Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo wax laga weydiiyay qabashada kudhawaad 30 qof oo loo haysto Gaalkacyo inay ka geysteen 2008 ilaa 2020 qaraxyo iyo dilal Waqooyiga Gaalkacyo loogu geystay dad kor u dhaafaya (150) boqol iyo koton ruux,burburinta Shabakado ka tirsan Al-shabaab iyo iskaashiga sugida amniga oo u curtay PUNTLAND & GALMUDUG”? iyo Su’aalo kale oo xasaasi ah.
Abshir Dhiirrane ayaa arrimahaas iyo kuwo kale su’aalay Taliyaha Booliska Gobolka Mudug ee Puntland Korneyl Muumin CabdiShire.
M_M_Deeq
Halgan.net