Wasaaaradda maaliyadda PL oo soo saartay awaamiir lagu hirgelinayo amarkii dowladda ay ka soo saartay Shillin Soomaaliga.
December 28, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Wasaaaradda maaliyadda Dawladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay awaamiirtii lagu fullin lahaa Amarka Dawladda Puntland si xal waaran loga gaaro cabashada sarifka lacagaha shillin soomaaliga oo ay Dowladdu go’aan ka soo saartay si loo ilaaliyo qiimaha shillin Soomaaliga.
no images were found
Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland