Ciidamada badda Puntland PMPF oo gacanta ku dhigay Kaluumaysato Sharci daro Ajnabi ah.[Masawiro]

March 15, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorsheysan oo Badda ah ka fuliyey xeebaha Qaw, Ceelaayo, Durduri, Raasi Gacan iyo degmada Laasqoray, hawlgalka waxaa ciidamadu kusoo qabteen 10 doonyood iyo shaqaalahoodii, kuwaas oo u dhashay dalka Yaman, ugana kalluumaysanaayey si sharci daro ah xeebaha Puntland.

Muwaadin nagala qayb-qaado sugidda Amniga iyo xasiloonida Puntland oo nagula wadaag xogta cadawga iyo kalluumaysiga sharcidarada ah lambarkan gaaban ee 3311 oo aad usoo wicikarto, si lacag la’aan ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online