Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga oo tegay Garoowe

March 6, 2014 - Written by Editor

TurkiGaroowe:-Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga oo xafiis ku leh Magalada Muqdisho Cemalettin Kani Torun ayaa maanta oo taariikhdu ay tahay 6.March.2014 waxaa uu soo gaaray magalada Garowe ee xarunnta maamulka Puntland. Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga Mr.Cemalettin Kani Torun ayaa waxaa magaalada garonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland , ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha  baarlamaanka Puntland iyo masuuliyiin kale oo ka tisan labada gole ee dowladda Puntland.

Cidanka amaanka ee Garoowe ayaa aad u adkeeyey amaanka magaalada  waxaan sidda caadiga ah ay iska ku hayeen dhaq dhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka si ay u sugaan amaanka wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga ee saaka soo gaaray Garoowe. Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga Mr.Cemalettin Kani Torun ayaa waxaa isla saaka ay booqdeen Isbitaalka guud ee Garoowe, Jaamacadda PSU, Dugsiyadda farsamada gacanta, iyo xarumaha agoonta.

Ma ah safarkii koowaada oo Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga Mr. Cemalet tin Kani Torun ay ku yimaadan Garoowe  balse waxaa socda wada hadal dowladda Puntland iyo dalka Turkiga si mashaariic looga hirgeliyo Puntland yo in xafiis joogta ah ay dowlladda Turkiga ka furato magaalada Garoowe.

Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga Mr.Cemalettin Kani Torun ayaa waxaa kulan gaar ah uu kula leh madaxtooyadda Puntland Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka En. Camey iyo xubno ka tirsan xukuumadda Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online