Ahmiyadda Salaada Sh.Abdulbasid Sh.Ibrahim Maylow.[Daawo]
March 23, 2014 - Written by EditorLondon:-Waxaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh.Abdulbasid Sheekh.Ibrahim Maylow uu uga hadlay Ahmiyadda ay leedahay Salaad isagoo Sheeku uu muxaadaradaan uu ku duubay Masjidka Al Risaala ee magaalada London. Sheekh Abdulbasid Sh.Ibrahim Maylow ayaa waxaa uu ugu dheeraaday Ahmiyada salaadu leedahay iyo in ay muhiim tahay in qof walba uu ilaaliyo Salaada loona baahan yahay in loo gudto waajibkaas qaabkii uu Nabigeena Mohamed NNK uu nabaray.
Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Ahmiyadda Salaad ee uu jeediyey Sheekh Abdulbasid Sh.Ibrahim Maylow
Halgan.net