Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Macalin Daahir Aweys

January 25, 2012 - Written by

Afgooye:Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa deegaanka Ceelasha  Biyaha ku geeriyooday  allaha u naxriistee Shiikh Macalin Daahir Aweys oo ahaa macalin iyo Sheekh weyn oo si wey looga yaqaan gobalka Gal-gaduud iyo Soomaaliya waxaana uu ahaa macalin aad u soo baray Quraanka arday aad u tiro badan waxaana uu dhalay marxuumka Shiikh Dr.Axmed Daahir Aweys iyo Sheekh Xassan Daahir Aweys ,  oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.

Sh.Daahir  Aweys ayaa baryahaan danbe aad u xanuunsanaa waxaana alle uga baryeynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo Maamulka iyo howl-wadeenada Halgan.net ayaa si gaar ah waxay tacsi ugu dirayaan dhamaan qaraabada iyo eheladii uu ka geeri yooday  Shiikh Daahir  Aweys gaar ahaan waxaan tacsi u direynaa si khaas ah Sheekh Xassan Daahir aweys iyo Sheekh Dr.Axmed Daahir Aweys iyo dhamaan Eheladii reer Daahir Aweys.

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa si gaar ah uga waramay Halgan.net mar ay ka wareysatay taariikh nololeedkiisii iyo sida uu aabihiis ugu soo tiir iyo tacabo beelay iyo dagaaladii lala galay ciidanka dalka itoobiya 1977 waxaana wareysigaas ka qaaday wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho Cabduqaadir Cismaan xiligaas oo ay midowgii maxkamadaha islaamiga  ay ka tali nayeen magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online