Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo waraysi siiyey Idaacada VOA(Dhagayso)

January 19, 2012 - Written by

Madaxweynaha dowllada Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole oo booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa VOA uga waramay shiidaalka Puntland, dagaalka Buuhoodle, iyo qodobo kale. Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo dagaallo ka dhaca deegaanka oo barakac cusub abuura. Wax kale oo uu sheegay in kheyraadka la filayo la wada qeybsan doono, sidda siyaasadda iyo cashuurahaba Soomaali oo dhami u wada qeybsan doonto.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso

[Audio:http://media.voanews.com/audio/ramadan+1-19.Mp3]

Source VOA

 

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online