Wasiirka Waxbarashada ee Maamul Galmudug oo la Afduubay(Dhageyso)

January 3, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Dabley hubeysan ayaa saakay abaara 11:00 kii barqanimo afduub u geystay Wasiirka Waxbarashadaee Maamul goboleedka Galmudug Burhan Warsame Cigaal.

Burhan ayaa in kastoo markii horey Dableyda ay gurigiisa ka kaxeysteen markii dambe ay dib ugu soo celiyeen gurigiisa oo uu xabsi ku hayay ilaa shan qof oo maleeshiya ahna ay ku heystaan.

Arinta afduubka wasiirka ayaa ka dambeysay inuu damiin ka ahaa wiil sideed jir ah oo ay dableyda horey uga afduubteen Magaalada Gaalkacyo  oo uu wasiirkana dhex dhexaadintii lagu sii daayay wax ka galay.

Wareysi uu wasiirka oo maxbuus ahaa ay la yeelatay VOAda halkan hoose ka dhageyso.

VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online