Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlusuna oo la wareegay Degmada Ceelbuur

March 26, 2012 - Written by

Ceelbuur:-War haatan naga soo gaaray gobalada Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo kaabaya kuwa Ahlu suna ay  la wareegeen Degmada Ceelbuur waxaana ka baxay magaalada Ciidamadii ururka Al-Shabaab ee in mudo ah gacanta ku hayey Degmada Ceelbuur iyo deegaano ku xeeran.

Sarkaal ka tirsan Ahlu Suna  Cabdiweli Siyaad ayaa sheegay in Ciidamada Ahlusunna ay maanta Ururka Al shabaab kala wareegeen, Degmada Ceelbuur, Ceelgaras, Ceel La Helay iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Ciidamada Al-Shabaab ayaa waxay ku sugan yihiin meel aan sidaa uga fogey Degmada Ceelbuur wili wax war ah kama soo bixin masuuliinta sare ee Ururka Al-Shabaab gaar ahaan kuwa gobalka Galgaduud.

A/Cawale
Halgan.net 

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online