Su.aalo iyo Jawaabo Sh Umal iyo Sh Maxamed Idirs ee Finland.[Video+ Audio ]
(April 14, 2013)
Finland:-Waxaa magaalada Finland socdaal ku gaaray maalmo ka hor socdaal dacwadeed Sh Maxamed Idirs iyo Sheekh.Maxamed Cabdi Umal waxaan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u jeediyeen muxaadaraad iyo towji
2 ka mid ah Shaqaalaha samafalka dalka Turkiga ee Tika oo Muqdisho lagu dilay
(April 14, 2013)
Muqdisho:-Weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa waxaa lagu weeraray gaari ay wateen Laba ka mid ah shaqaalaha samafalka dalka Turkiga ee Tika xili ay marayeen inta u dhaxeys
Al-shabaab oo sheegtay weerarkii lagu qaaday Maxkamadda gobolka Banaadir
(April 14, 2013)
Muqdisho:-Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sh.Cali Maxamuud Raage oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in ururkiisa ciidamo ka tirsan ay ka danbeeyeen weerarkii maanta ka dhacay Maxkamadda gobolka
Mu’asasada Safa ee horumarinta dacwada oo Dowro labaad ku qabatay magaalada Muqdisho.
(April 14, 2013)
Muqdisho:-Nadwo soconeysa 3 cisho, qeyba ka ah Olalaha ka digida waxyaabaha lagu halaagsamo ayaa waxaa lagu qabtay Holka Shirarka ee Markazka Inbu Baz ee Magaalada Muqdisho, waxaana isku soo duba ride
Madaxweynaha DFS oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Maxkamada gobalka Banaadir
(April 14, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho.Argagixisadda ayaa weerar ku
Weerar Lagu qaaday dhismaha Maxkamadda gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho
(April 14, 2013)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen maanta duhurkii dhismaha maxkamadda gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho waxaana weerarka ka dhash