Madaxweynaha DFS oo Hambalyo u Diray Umada Soomaaliyeed

October 3, 2014 - Written by Editor

XajkaMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul adxaa u diray dhamaan umada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan xili uu ku sugnaa  Banka Carafo .

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay is cafiyaan oo ka shaqeeyaan sidii dowlada Soomaaliyeed ay  cagaheeda ugu istaagi lahayd wuxuuna sidoo kale ugu baaqay in la joojiyo colaada iyo kooxeysiga lana eego danta guud ee Umada Soomaaliyeed ee meel walba ku dhiban.

Madaxweynaha DFS ayaa sidoo kale hambalyo u diray ciidanka DFS oo deegaano badan kala Wareegay kooxda Al-Shabaab.


A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online