Ilaalinta dhiiga muslimiinta Sh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)
(October 19, 2011)
Nairobi:-Shiikh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada dalka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya aad looga yaqaan ayaa si adag uga hadlay xurmada dhiiga muslinka iyo sidda ay u ilaalisa
Puntland oo burburin ku bilowday guryo iyo meherado ku dhow Dekedda Boosaaso
(October 19, 2011)
Boosaaso:-Ciidanka amaanka ee magalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa saaka bilaabay in ay burburiyaan guryo iyo meherado ku dhow ku dekedda wayn ee magaaladda Boosaaso kadib markii ay dhamaata
Qarax ka dhacay degmada Xamar-Jajab ee magaalada Muqdisho
(October 19, 2011)
Qarax xooggan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Xamar-Jajab ee magaalada Muqdisho iyadoo qarax uu ahaa nooc miinada dhulka lagu aaso ,qarax ayaa waxaa lala bartilmaamsaday ciidamo ka tirsan D
Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif oo u dhoofay dalka Turkiga
(October 19, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sh Shariif iyo wafdi la socda ayaa maanta ka dhoofay garooonka Aadan cadde Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga,Madaxweynaha DFKM Shiikh. Shariif ayaa waxaa
Banaysiga Danbiyada waawayn wuxuu keenayaa gaalnimo-Sh. C/risaaq Xaashi.(Dhagayso)
(October 19, 2011)
Sh. C/risaaq ayaa October 7, 2011 kahadlay dunuubta hadii la xalaashado keeni kara diin ka baxa, khudbadda ayaa Sheekhu kaga hadlay dunuub badan oo hadii qofku banaysto diintiisa khatar ku keeni k
Wargeyska The Standard oo qoray in ciidanka Kenya ay dileen 75 askari oo Al-Shabaab ah
(October 19, 2011)
Kenya:-Ciidamada  dalka Kenya ee sida xadgudubka ah uga talaabay xadka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 75 askari  oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ka dib markii ay duuleen ku qaadeen deegaanka Qo
Wasiirka difaaca iyo kan Arrimaha dibada dalka Kenya oo gaaray Muqdisho
(October 18, 2011)
Muqdisho:-Waxaa saaka safar deg deg ah ku gaaray Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya wasiirka Difaaca Kenya Yuusuf Xaaji iyo wasiirka Arrimaha dibadda ee dowllada Kenya Wategula ,safarka wasiira d
Madaxweynaha Puntlland oo la kulmay Madax ka tirsan dowllada Ingriiska
(October 18, 2011)
London:-Wafdiga uu horkacayo Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqasho ku jooga magaalada London ee dalka UK ayaa ka kooban Wasiirka Dekedaha Siciid Maxamad Rage, Wasiiru-dowlaha Xiriirka caalamiga C
In loo Ictiraafo dadka Fadliga leh Ixsaankooda Sh.Umal (Maqal iyo Muuqaal)
(October 17, 2011)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada dalka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada dalka Soomaaliyana aad looga yaqaan ayaa waxaa uu jeediyey muxaadrao qiimo leh uuna uga hadlay in dadka Ahlu
Al shabaab oo Bayaan ka soo saaray duulaanka ciidamada Kenya (Akhriso)
(October 17, 2011)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saaray duulaanka gardarada ah oo ay ciidamada Kenya ku soo qaadeen gobalada Jubada Hoose iyaga oo ku andacoonaya in Al-Shabaab ay afduub k

« Previous PageNext Page »