Dagaal u dhexeeyay ciidammo ka wada tirsan DFKM oo ka socda Degmada Wadajir

March 22, 2012 - Written by

Muqdisho:-Dagaal u dhexeeyay ciidammo ka wada tirsan DFKM ayaa waxaa uu ka socdaa Degmada Wadajir ee gobalka Banaadir dagaalka ayaa waxaa uu sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac .

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay ilaa haatan 3 askari iyo qof rayid ah oo marayey waddada waxaana dagaalka uu xoog uga socdaa xaafada Nasteexo oo ka tirsan Degmada Wadajir.

Dagaalka ayaa waxaa sababay ka dib markii ciidamo ka tirsan melatariga DFKM ay amar ku siiyeen ciidamo Boolis ah oo ay isbaaro u taalay Degmada Wadajir in ay qaadaan taas oo ay ka biyo diideen .

Waxaa Istaagay Dhamaan isku socodka Xaafadaha Degmada Wadajir waxaana albaabada loo laabay ganacsigii ka socday Degmada Wadajir.

Ilaa haatan ma jiraan cid ka hadashay dagaalka u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan DFKM  Mana aha markii ugu horeysay oo ay ciidamo ka tirsan DFKM ay ku dagaalamaan gudaha magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online