Darsigii Shiikh Maxamuud Sheekh Xassan ee dhawaan uu akhriyey.(ku celis)

March 6, 2012 - Written by

Odense:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sh. Maxamuud Sheekh Xassan uu akhriyey , Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu maalmahaan waday kitaab ka kooban ilaa 100 xadiis oo uu Shiikhu ka akhriyo qolka Islamic Altaqwaa Center ee Aalada Paltalka  balse  aad hadda ka dib si live ah ugala socon doontaa Halgan.net saacada 14:00 Uk maalmaha Talaada iyo Arbaca ee ha moogaanina Halkaan riix si Kitaabka aad u furato

Hoos ka Daawo darsigii Shiikh Maxamuud Sheekh Xassan ee dhawaan ka baxay Halgan .net si Maqal iyo Muuqaal ah

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online