Kulan dhexmaray Culumada Kenya iyo Culumada dacwa Salafiya ee Askandariya(Daawo)

March 17, 2012 - Written by

Masar:-Magaalada Askandariya ee dalka Masar ayaa waxaa uu kulan uu ku dhexmaray qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya  iyo qaar ka mid ah culumada Dacwa Salafiya ee magaalada Askandariya waxayna iska xogwareysteen xaalada dalka Kenya iyo dacwada salafka ee ka socta dalka Kenya

Culumada Soomaalida ah ee la kulmay culumada Dacwa Salafiya ee magaalada  Askandariya ayaa waxay kala yihiin
1-Sh Maxamed Sheekh Cusmaan
2-Sh Maxamed Cabdi Umal
3-Sh Maxamuud Shible
4-Sh Ahmed Sudani

Hoos Ka Daawo kulanka dhexmaray Culumada Kenya iyo Culumada Dacwa Salafiya ee Askandariya looguna magac daray Umada Islaamka waa Mid

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

4 Comments so far

Leave a comment

  1. MASHA ALAAH HA ULAALI RIJAAL ILAAH HANOO DAYO CULIMADEENA

  2. xafidahumu alaah

  3. Asc:Allaah ayaa mahad leh Nebbi maxamed korkiisa naxariis ha ku badiyo, intaa ka dib waxaa ii muuqda Nasri weyn,guul, qafil jabay ,miftaax furmay ummadii islaamka oo midowday xaqii oo guulaystay manahajkii saxda ahaa oo yimi,Allow noo dhamays tir,allow hana dilin ilaa ay ishayadu ku qabowsato oo aan aragno islaamkoo guulaystay nuurkoo aduunkoo dhan ifiyey,soomaaliya iyo wadamada islaamka oo isku xidhmay,soomaaliya oo walaalo heshay ay isku doon saaran yihiin isku manhaj yihiin oo ay xaqa isu kaalmaystaan,iswalaalaystaan ,isu dhintaan allow ka aqbal walaaleheen aleskandariya juhdiga iyo dadaalka ay wadaan, soomalina quluubtooda allow xaqu isugu keeno.

  4. Masha’Allah Ilahey hamideeyo umada muslimeenta ah melkastey joogan baa, culimedeena salafiyiinta ah na ilahey hanoo hifdiyo.

Leave a comment

*