Madaxweynaha dalka Ugandha oo taliye cusub u soo magacaabay ciidanka AMISOM

March 23, 2012 - Written by

Kampala:-Madaxweynaha dalka Ugandha Yuweri Museveni ayaa saaka wareegto ku badalay taliyihii ciidanka AMISOM Gen. Fred Mugisha oo in mudo ah soo hayey xilka ciidamada AMISOM waxaana taliye cusub loo magacaabay  Gen. Andrew Guti

Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay in Gen. Adrew Gute uu haatan wixii ka bilaawdo uu yahay taliyaha guud ee ciidanka AMISOM ee howlgalada lagu caawinayo DFKM ka wada Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM ee haatan ku sugan Soomaaliya ayaa waxay ka kala yimaadeen wadamada Ugandha ,Burundi ,Kenya iyo Jabuuti waxaana la filayaa sanadkan gudahiisa in ay dalka Soo gaaraan ciidamo ka socda dalka Sierra Leon.

Taliyaha cusub ee Ciidamada AMISOM Gen. Adrew Gute  ayaa haatan ku sugan magaalada Kampala waxaan la filayaa in isbuuca soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho sida ay wakaalada wararka ee AFP ay u sheegeen saraakiil ka tirsan dalka Ugandha.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online