
(March 21, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ayaa saaka soo bandhigay hub iyo miinooyinka wax lagu qarxiyo ka dib xog ay heleen waxaana howlgaladaas ay dhaceen sida uu saxaafada u sheegay wasii

(March 21, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay Waddada Makka Mukarama gaar ahaan meel aan ka fogeyn isgoyska Shaqlaalaha waxaana qaraxa uu ahaa Gaar

(March 20, 2012)
Dagaalo ayaa saaka iyo xalay waxay ka dhaceen Degmada Dhuusamareeb kuwaas oo u dhexeeya ciidanka Al-shabaab iyo kuwa Ahlu suna Dagaalka ayaa galinkii hore ee saaka waxaa Degmada Dhuusamareeb la wareeg Dagaal saaka ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud
(March 20, 2012)
Galgaduud:-Wararka ka imaanayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud ayaa sheegay in saaka ay ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay ku soo qaadeen weerar gaadmo ah taas oo suurta gelisay i

(March 20, 2012)
Qardho:-Waxaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar lagu soo gabagabeeyey habeenkii Isniinita Nadwo loogu magac daray ( مقومات المجتمع المسلم ومفسداته من خلال س Hoobiyaal xalay lagu weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya
(March 19, 2012)
Muqdisho:-Ciidanka ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar Hoobiyaal ah ku qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaana weerarkaas uu sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka howlg

(March 19, 2012)
Qardho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sheegaya in xal laga gaaray colaadii u dhexeysay laba beelood oo walaalo ah kuwaas oo ay dhexmareen dilal ku saleysan

(March 18, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka Garabka Madoobe Nuunow oo ayaa Sheegay in ay Bisha April ee inagau soo aadan ay dooran doonaan Madaxweyne Cusub.Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska Madoob Darsigii Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax oo baaqday caawa
(March 18, 2012)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalihii ku xirnaa darsigii Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax in caawa baaqday daruufo la soo gudboonaaday Sheekh Cali Waxaa kale oo aan ka cudurdaaraneynaa shalay i Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo u dhoofay dalka Sudan
(March 18, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta duhurnimadii ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aden cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Sudan.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|