Ra.iisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag oo soo gaaray Muqdisho(Masawiro)

March 6, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra.iisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaali ya, wafdigaan ayaa waxaa socdaalkooda ku weheliya shaqaalihii  diyaaradaha dalka Turki ga Airways oo duulimaad ka bilaabi doona magaalada Muqdisho- siina mari doonta magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan.

no images were found

Diyaaradda Turkish Airways ayaa magalaada Muqdisho imaan doonta  todobaadkii labo jeer, masuuliyiinta dowllada Turkiga ayaa bilaabay in ay fuliyaan qaar ka mid ah balamo badan oo ay u qaadeen madaxda DFKM,Ra.iisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag ayaa furay xaflad loo dhigey duulimaadka diyaaradda Turkish Airways oo dhawaan si rasmi ah u bilaaban doona.

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online