Tacsi ku socota dhamaan reer Yuusuf Teetano

March 11, 2012 - Written by

Leicester:-Anagoo ah dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku xiran Masjidka Ibu Cutheymiin ee magaalada Leicester ee cariga dalka Ingriiska waxaan tacsi gaar ah u diraynaa reer Yuusuf Teetano gaar ahaan Cabdi salaan Yuusuf Teetano oo uu aabihiis ku geeriyooday maanta magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Marxuumka waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo caruurtii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo.

aaamiiin——————–aamiiiiin—————-

Maamulka Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. asc inaa lillaahi wa inaa ilaahi raa jicuun waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa dhamaan reer yuusuf teetano oo aabahood ku dhintay magaalada qardho waxaan ilaahaay ugabarayayaa marxuumka insha alaah in janadii fardooso uu galiyo kana ilaaliyo cadaabul qabriga iyo cadaabu naarka intii uu ka tagayna samir iyo iimaan siiyo

  2. Inaa lilaahi waa inaa ilaahay raajicuun!
    Aniga oo ku hadlaya magaca reer Xaaji Dayib meelkasta oo ay joogaan Waxaan halakan uga tacsiyeynaynaa dhamaan reer Yuusuf Teetano geeridii ku timi abahood Yuusuf, waxaan ilaahay u baryeynaa in ilaahay janadii ka waraabsho eheladii uu ka baxayna samir & imaan ka siiyo

    Aamiin………………

Leave a comment

*