Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo u baqoolay dalka Ciraaq

March 28, 2012 - Written by

Ciraaq:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa goordhaweyd u baqoolay magaalada Baqdaad ee  xarunta dalka Ciraaq si uu uga qeyb galo Shirweyne uga furmi doona maalinta birito ah wadamada ka tirsan Ururka Jaamacada Carabta .

Shirweynaha maalinta birito ah ee ka  furmaya magaalada Baqdaad ayaa ah kii ugu horeeyey ee lagu qabto wadanka Ciraaq ka dib markii la dilay lana burburiyey dowladii Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Sadam Xusen  waxaana burburiyey ciidamo huwan ah oo uu horboodayey dalka Mareykanka.

Shirka maalinta birito ah furmaya ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa xaalada qalafsan ee wadamada kala ah Soomaaliya ,Falastiin ,Yemen , Syria iyo Sudan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online