Ra’iisal Wasaaraha DFKM Dr C/weli Gaas oo ka warbixiyey shirka ka socda Istanbul
May 31, 2012 - Written byRa’iisal Wasaaraha DFKM Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirkii maanta dhacay afar qodob culayska lagu saaray, kuwaas oo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha. Qodobadan ayaa kala ah Biyaha, Tamarta, Waddooyinka, iyo Adkaysiga dadka.
Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
VOA