Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabay darsigii uu ka akhrin jiray Masjidka Tawfiiq(Dhageyso)
(May 10, 2012)
Norway:-Waxaa maanta dib u bilaawday Duruustii uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhrin jiray Masjidka Al-Tawfiiq waxaana darsigii maanta ii Sheekh Dr Cali kaga hadlay Firqada Suufiyada asaaskeeda i
2 qof oo galabta lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari
(May 10, 2012)
Bosaaso:-Allaha u naxariistee waxaa galabta lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,2 qof ee rayidka ah  oo auu rasaas ku furay nin hubeysan xili ay fadhiyeen Makhaayada laga shaaheey
Ciidamada DFKM oo maanta ka saaray xarumo wasaaradeed Shacabkii Deganaa
(May 10, 2012)
Muqdisho:-Howlgalo ay saaka sameeyeen ciidamada DFKM oo ay weheliyaan ciidamada AMISOM ayaa waxay ka saareen dadweyne ku jiray wasaaradii hore ee Qorsheynta qaranka halkaasna waxay ka soo saareen sida
Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Is-goyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho
(May 10, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax khasaaro qeystay uu ka dhacay goordhow  isgoyska Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho waxaana la xaqiijiyey in qaraxa uu ahaa m
Raisulwasaaraha DFKM oo qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan dalka Koonfur Afrika iyo Mozambique(warsaxafadeed).
(May 10, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka kala socda Koonfur Afrika iyo Mozambique .Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha uu kulan la
Samafale u shaqaynayey Hay,adda Islamic Relief oo lagu dilay Baydhabo
(May 10, 2012)
Waxaa allaha u naxariistee xalay lagu dilay magaalada Baydhabo samafale ahaa masuulka Hay,adda Islamic Relief ee Gobolka Bay iyo Bakool laguna magacaabi jiray Maxamed Axmed Fanax , Samafale Maxamed Ax