­­­Ra’iisul Wasaaraha DFKM iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Istanbul
(May 29, 2012)
Istanbul:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka T
Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)
(May 29, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak
Markaz Bilaal hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan Ardeydii Dhameysay Qu,aanka Kariimka
(May 29, 2012)
Aarhus:-Maamulka, Ducaada, macalimiinta waalidiinta, odayaasha, dhalinyarada, haweenka Markaz Bilaal waxay halkaan dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah uga diraynaa dhamaan waalidiinta caruurtoodu dhamee
Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo sheegay in ay qaadaceen shirka Turkiga(Dhageyso)
(May 29, 2012)
Garoowe:-Waxaa dhawaan shir ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntlland  Isimadii dhwaan ku soo laabatay magaalada Muqdisho si ay wadatashi ula yeeshaan madaxda dowllada Puntlland
Madaxweynaha DFKM oo ka badbaaday weerar ay ku qaadeen Al-Shabaab
(May 29, 2012)
Afgooye:-Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa badbaaday weerar ay al Shabaab ku soo qaadday kolonyo baabuur ah oo Madaxweynaha sidday.Sida AMISOM ku warrantay Madaxweynuhu wuxuu ka soo
Maraakiib Shisheeyey oo maanta Madaafiic ku duqeeyey magaalada Kismaayo
(May 29, 2012)
Kismaayo:-Maraakiib dagaal oo laga leeyahay  dalalka reer galbeedka ah ee ku sugan xeebta dalka Soomaaliya gaar ahaan xeebta Kismaayo ayaa maanta gantaalo ku soo riday xaafadaha ku teedsan xeebata ma
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo gaaray Degmada Afgooye
(May 29, 2012)
Afgooye:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa gaaray goor dhow degmada Afgooye Gobolka Shabeellada hoose , halkaas oo ay maalmo ka hor la wareegeen ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM .Madaxweyne Sh
Tv iyo Idaacad ku hadasha Afka Puntland oo maanta la dhagax dhigay
(May 29, 2012)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta waxaa la dhagax dhigay Idaacad iyo Tv ku hadli doonta Afka Dowlada Puntland Idaacadan ayaa noqon doonta Shor Wive halka FM ahaan Somalia loo
Raisulwasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo u dhoofay dalka Turkiya
(May 29, 2012)
Nairobi:-Wafdi uu hoggaaminayo Raisulwasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta airport ee magaalada Nairobi, isagoo ku sii jeeda magaa
Ciidanka Sirdoonka Danmarka PET oo 2 soomaali ah ku xiray Aarhus
(May 29, 2012)
Ciidanka Sirdoonka ee dowllada Danmark ayaa waxaa xalay ay xireen 2 wiil oo Soomaali ah oo da’aadooda lagu qiyaasay ilaa 18 sanno ilaa 23 sanno . Ciidanka Sirdoonka ee dowllada Danmarka ayaa waxaa 2