Shaqaalaha shirkadda Golis oo lagu tababaray daryeelka macaamiisha(Daawo masawiro)
(May 25, 2012)
Qaar ka tirsan shaqaalaha shirkadda caalamiga ah ee Golis ayaa lagu tababaray sida ugu wanaagsan ee loo dar-yeeli karo macaamiisha shirkadda Golis ,tababrkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey xafiiska xi
Sh.Maxamuud Shible oo bilaabay muxaadaraad uu uga hadlayo Gaalaysiinta dadka muta’awiliinta ah(Dhagayso)
(May 25, 2012)
Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo in dhawaaleba masaa’l diiniI ah oo kale duwan uga hadlayey si cilmi ah, ayaa xalay waxa uu bilaabay Muxaadaro uu uga hadlayo waxa ay Ahlu Sunaha ka yiraahdeen gaal
Muxaadaradii Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah oo (Qoraal ah Akhriso )
(May 25, 2012)
Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo 4-tii habeen ee la soo dhaafay masaaajidka 6-ka ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, ka waday Muxaadaro uu uga hadlayey Manhajka Ahlu Sunaha ee Nusuusta Gooddiga, ay
Ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Afgooye
(May 25, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya Degmada  Afgooye ee ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada DFKM yo kuwa AMISOM oo wata taangiyo badan ay qabsadeen Degmada Afgooye waxaana isaga bax
Dhaqdhaqaaq ciidan iyo dgaalo saaka ka jira duleedka magaalada Muqdisho
(May 25, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM oo xoojin ah ay soo gaareen goordhow degaanka Carbiska oo maalmihii la soo dhaafa
Qarax xalay ka dhacay Xaafada Israac iyo ciidanka Booliska Gaalkacyo oo dad u qabtay
(May 25, 2012)
Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ee dowllada Puntland ayaa xalay ilaa saaka howl galo ay ka sameeyeen  Xaafada Israac  waxaa ay ku soo qabteen dad la tilmaamay ama looga shakisan yahay in x