Madax Shirka Range Resources Limited oo mar kale ka warbixiyey howsha qodista Shidaalka ee Dooxada Dharoor
(May 19, 2012)
Waraysi lala yeeshay madax shirkada Range Resources Peter Landau oo ah shirkada ka mid ah shirkaddaha ka qodaya shidaalka Ceela Shabeel1 ee Dooxada Dharoor ayaa waxaa la wiidiiyey su'aalo furan oo ku
Xafladda qalin jabin quraanka oo ka dhici doonta Masjidka Attaqwaa ee magaalada Aarhus
(May 19, 2012)
Waxaa farxad u ah masjidka Attaqwaa, maamulka & macalimiinta in la gaaray xafladdii loo dhigi jiray ardayda quraanka dhamaysay. sida caadada u ah masjidka sannad walba wuxuu xaflad karaamayn ah u
Safaaradda Soomaaliya ee India oo Warsaxaafadeed Ka soo Saartay
(May 19, 2012)
India:-Safaaradda Somaliyeed ee saldhigeedu yahay magaalada New Delhi ee Waddanka India, ayaa si diirran usoo dhoweysey Madaxweynaha Puntland Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud Faroole iyo wafdigiisii la
Shir saxiixayaasha Roud-Map-ka uga furmi doona magaalada Addis Ababa (Dhageyso)
(May 19, 2012)
Addis Ababa :-Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wadaa in uu shir uga furmo maalinta Isniinta saxiixayaasha Roud-Map-ka ka dib markii ay Puntland ka biyo diiday Dastuurka qabyo qo
Ciidamada DFKM oo maanta howlgalo ka wada Suuqa Weyn ee Bakaaraha
(May 19, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada DFKM oo ay la socdaan kuwa Nabadsugida ayaa saaka howlgalo balaaran ka wada gudaha Suuqa Weyn ee Bakaaraha iyaga oo burburin ku wada sandaqado sharci daro uga dhisan wadaayinka ku
Manhajka Salafka ee Nusuusta waciidka Sheekh Maxamuud Shible (Warbixin+Dhageysi)
(May 19, 2012)
Nairobi:-Muxaadarada Shiikh Shibli ayaa xalay gashay habeenkeedii labaad, waxaana uu xalay diiradda saaray qeyb ka mid ah Nusuusta ku soo aroortay Gooddiga ee Qur’aan iyo Sunaba leh. Intii uusan