Guddoomiyahii hore ee Golaha Fulinta kooxda Ahlusunna oo shil gaari ku geeriyooday
(May 26, 2012)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Guddoomiyahii hore ee Golaha Fulinta Ahlusunna Sheekh Cumar Maxamed Faarax uu ku dhintay shil gaari oo
Shirkii11-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika oo Minneapoliskafurmay
(May 26, 2012)
Minneapolis: Waxaa si rasmi Shalay iyo Maanta uga socda Masaajidka Abuubakar As-Saddique ee Magaalada Minneapolis shirkii 11-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika loona soo gaabiy
Khudbadii Jimacaha Ee Sh Maxamed Umal oo ka hadlay nidaamka iyo kala danbeynta(Dhageyso)
(May 26, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed cabdi umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sida islaamka uu u yahay nidaam wanaagsan oo leh kala danbeyn iyo is maqal iyo sida uu islaamka uga digay fowdada iyo khilaafka .Sh
Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta Sheekh Shible (Qoraal ah Akhriso )
(May 26, 2012)
Nairobi:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Muxaadaradii Sheekh Maxamuud Shible uu ka jeedshay xalay magaalada Nairobbi ee xarunta dalka Kenya oo qoraal ah si ay uga faa,ideystaan dhamaan ardayda iy
Radio Halgan Live Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta Sheekh Shible(dhamaad)
(May 26, 2012)
Nairobi:-Waxaa caawa si Live uga baxay Radio Halgan muxaadaro lagu qabanayo Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi muxaadarada waxaa jeedin doona Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu muxaadaraadkiisa t
Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya
(May 26, 2012)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in garneyl lagu weeraray goob boosteejo ah oo laga raaco gaadiidka Bl-ka waxaana ku dhintay hal qof in ka bada
Ogeysiis ku saabsan Darsigii Sheekh Dr Cali Maxamed saalax Ee Halgan web Tv
(May 26, 2012)
Norway:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalahii kutaxnaa darsigii Mowsuucatul ee uu akhrin jiray Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax kaas oo ka bixi jiray Halgan Web Tv Station iyo Kitaabkii Caqiidatul Dha
Sh.Shibli ayaa habeenkii xalay ka hadlay ka digidda gaaleysiinta dadka Muta’waliyiinta ah.
(May 26, 2012)
Sh. Maxamuud Shibli oo Muxaadaradan ka wada Masaajidka Hidaaya ee uu duruusta ka aqriyo ee magaalada Nairobi, ayaa xalay ka hadlay Nusuusta ay Culimada Sunadaha u cuska deen, markii ay ka hadlayeen in