Isimadii Puntland uga qayb gali lahaa shirka Dastuurka oo ka dulay magaalada Garowe.
(May 4, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe Isimadii Puntlland uga qayb gali lahaa shirka  looga   hadlayo qabyo qoraalka dastuurka la doonayo in loo sameeyo dalka S
Sh Maxamed Cabdi Umal oo si adag uga hadlay Dastuurka DFKM khudbo jimcihii maanta(Dhageyso)
(May 4, 2012)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa si adag uga hadlay khudbo jimcihii ee maanta Dustuurka DFKM ee dhaliyey buuq iyo kacdoon ay wadaan culumada iyo shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasi yiin iyo waxgarad
Ciidamo AMISOM oo lagu arkay degaanka Kalabayr ee gobolka Hiiraan
(May 4, 2012)
Wararka naga soo gaaray Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan ka yimid  dalka Jabuuti ay saaka soo gaareen  degaanka Kalabayr hal kaas oo ay fariisamo ku lahaayeen ciid