Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)
(May 15, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak
Ciidamada Booliska dalka Kenya oo lagu qarxiyey Dhadhaab waqooyiga bari Kenya
(May 15, 2012)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya xeryaha qoxootiga Dhadhaab ee waqooyiga bari ee Kenya ayaa sheegaya in qarax miino lagu weeraray ciidamo Boolis ah ee dalka Kenya kuwaas oo marayey Duleedka Degmada D
Garaad Cadulaahi Cali Ciid talo ayaan ula soo noqonay Puntland (Dhageyso)
(May 15, 2012)
Garoowe:-Garaad Cadulaahi Cali Ciid ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyey sababaha ay dib ugu soo laabteen magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Garaadka ayaa sheegay in Dustuurka qabyo qoraa
Tolow Maxaan isu badali la’nahay W/Q Ustaad C/qaadir Jaamac
(May 15, 2012)
Portland:-Aduunyada aan manta ku noolnahay waxaa ka jira 196 dal (inta xoriyada haysata). Somalida waa dalka kaliya oo aan lahayn dowlad dhexe oo shaqaynaysa laga bilaabo 1991. Marka 195 dal oo isugu
Taliska ciidanka AMISOM oo warsaxaafadeed ka soo saaray sarkaal ay dileen Al-Shabaab
(May 15, 2012)
Muqdisho:-Taliska ciidanka AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saaray sarkaal ay soo bandhigeen shalay Al-Shabaab kaas oo ay sheegeen in ay dileen talaadadii la soo
Iska horimaada ka dhacay saaka Xaafada New Hargeysa ee magaalada Hargeysa
(May 15, 2012)
Waxaa maanta iska horimaad hubaysan uu ku dhemartay Xaafada  New-Hargeysa ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa ciidanka Booliska S/lland iyo dad shacab ahaa oo deganaa warashadii Kabista ee ciida
Qaar ka mid ah Isimadii Puntlland uga qayb galayey Shirka Muqdisho oo dib ugu soo laabtay Garoowe.(Sawiro)
(May 15, 2012)
Ergadii Isimada  Puntlland uga qayb galayey Shirka lagu soo xulayey xubnihii ansixin lahaa Dastuurka cusub ee DFKM ay yeelanayso  ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowllad